Guddi Qaban qaabiya Shir weyne looga tashanayo Mustaqbakka Puntland oo la magacaabay

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni isagoo ka duulaya Warmurtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Golaha Xukuumadda  Puntland ee ku qabsoomay magaalada Boosaaso, Bishii February 07, 2020, Shirkaas oo nuxurkiisa ay ka mid ahayd in la qabto shir weyne wadatashi ah 15-ka Bisha March 2020 oo ay isugu imaanayaan Goleyaasha Puntland iyo Wakiillada ku matala Dowladda Federaalka, … Continue reading Guddi Qaban qaabiya Shir weyne looga tashanayo Mustaqbakka Puntland oo la magacaabay